Wariyihii saddexaad ee hadhwanaag ka hawl gala oo ciidanku xalay xidheen
Wariyihii saddexaad ee hadhwanaag ka hawl gala oo ciidanku xalay xidheen
Hargaysa(HWN) Ciidanka amaanka somaliland ayaa xalay labadii habeenimo gurigiisa kala baxay wariye cabdiraxmaan sheekh xasan sheekh axmed.
Wariyahan ayaa noqonaya wariyihii saddexaad ee ciidanka amaanku xabsiga dhigaan
Ciidanka ayaa amaro lagu siiyay in ay soo wada xareeyaan wariyayaasha hadhwanaag ka hawl gala taas oo qaabka loo xidhay yahay mid cadaalada ka fog
Xadhiga lagu hayo shaqaalaha ka hawl gala ayaa ah mid lagu ugaandhsanayo shaqsiyaad gaar ah waxaana loo fulinayaa cid gaar ah
Loading...
Loading...