Mayee Asxaabtii Iyo Bahwayntii Hadhwanaagnews.Com W/Q: Khadar Adam Aw Muuse

0
Wednesday September 18, 2019 - 09:08:54 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mayee Asxaabtii Iyo Bahwayntii Hadhwanaagnews.Com W/Q: Khadar Adam Aw Muuse

    16/9/019

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

16/9/019
Waxaan layaabay aabusnaata bahwayntii wax ku soo qori jirtay hadhwanaag ee aqoonyahanada lahaa ee wax kasta oo ay damacsan yahiin ku soo gudbin jiray hadhwanaagnews , maxaa dhacay asxaabay ,mar haddii ay xaaladaas marayso ma waxba igama khuseeyaan baa, waxaan la yaabay rag maalin walba qoraalkoodu iyo rayigoodu iyo qoraalkoodu hadhwanaagnews ka muuqan jireen maxaa dhacay , oo maanta markii la xajiray amab la joojiyey wax hiil ah aan u muujin ,oo balaayooy Buulkayga kaa galay yidhi, taasina waa laga fiican yahay ,xaaldu way dhamaan laakiin maxaad hiil muujisay baa taala, rag baa gabayaal ku soo badhdhigi jiray rayigooda, ragbaa dhaliishoodu joogto ahayd, amaantooduna joogto ahayd, warar badan baa laga soo xigan jiray hadhwanaagnews oo journaladu ka qaadan jireen


waxaan hadab is waydiiyey mayee ragii la macaamili jiray hadhwanaagnews ,in kasta oo ilaa hada aan gudoomiyaha Banka dhexe mr Baqdaadi aan wax isbarixida aan laga hayn, hadana in uu ka aamuso ma aha, waayo ,ninkii hadalkan yidhi wuu qirtay, shirkadii dhismaha wadayna waxbay tidhi ,laakiin Baqdaadi warlagama hayo dhaliishaas ku saabsan,


hadhwanaagnews waa manbac ilo wareedyada somaliland ,lamana hayo il kale oo u dhiganta, jouraaladiina wayba sii saqiirayaan oo maaliba midbaa hawada ka baxaya,


markaa waxaanu leenahay Bahwayntii iyo asxaabtii hadhwanaagnews fadhiga ha ka kacdo ,oo waa in ay dhexda u xidhaan sidii xayiraada looga qaadi lahaa loona soo dayn lahaa ,tafatirayaasheedii ,hadii kale bari hawaday ku soo noqone halkeed rayigaagii aad marsiin,

Gabogabdii,


Shirkadaha isgaadhsiinta mid kamid ah ayaa xidhay oo somtel ,waxay ujeedan bahwaynta hadhwanaagnews maan garan. Mana cada warkeedu.

by: khadar adam aw muuse

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...