Masaasaa Berbera Lala Rabiyo Baradii Reer Saaxil? By: Mohamoudibrahim (Xaaji)

0
Monday September 16, 2019 - 08:46:23 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1409
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Masaasaa Berbera Lala Rabiyo Baradii Reer Saaxil? By: Mohamoudibrahim (Xaaji)

    Inankii is booxbooxayee odayga baal joogey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inankii is booxbooxayee odayga baal joogey

Ee lahaa Sunnigaan beel nihiyo nimanka buurbuuran

Shiicadana baaqa u diree kuna baroodh-kaasay

Iyo Baashihii #Port-ka gaday beyskana u raacshay

Iyo Sacadkii biirooga weyn buugga ugu jiiday

Birmadkii hablahii soo galee #balance-ga sheegtay

Ee booskii Xaajiga galee biraha soofaystay

Xulufadii isbaahaysatee boobka ku heshiisay

Waa kaa batroolkii Sucuud qiiqu baxayaaye

Masaasaa Berbera lala rabiyo baradii reer Saaxil?

 

By: Mohamoud Ibrahim (Xaaji)

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...