(Q 17aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Hogaamiyha Wanaagsan Iyo Talada)

0
Monday September 09, 2019 - 09:01:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 17aad E Barnamijka Hogaan Iyo Horumar Hogaamiyha Wanaagsan Iyo Talada)

    Hogaamiyaha wanaagsan e Halyayga ah waxa u la Tashadaa Dadkiisa In markaad aad tahay hogaamiye aad dadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha wanaagsan e Halyayga ah waxa u la Tashadaa Dadkiisa In markaad aad tahay hogaamiye aad dadka

shaqada idinka dhaxaysaa aad la tashatid macnaheda waa wada shaqayn idin dhex marta si lamida iyo dad wada dhiiran o hal meel u wada jeeda u jeed koduna hayay si ay guul lo wada dhanyahay ay soo hoyaan wakhti yar gudohood.


Hadii hogaamiyaha laga arko in u dadkisa la tashado xataa cidda wada shaqaynta kala dhaxaysaa waxay noqonayaan dad sii laba jibaara hawsha ay hayaan isla markaana waxay noqonayaan dad qanacsan o mar walba jecel waxa qabadka iyo hawla ha kala dhaxeeya hogaamiyahooda.



Taladu macnahedu waa in wax lawada falanqeeyo isla markaana laysla qaato wax walbo saxan isla markaana laga tago wax walbo khaldan isla markaana lagu wada shaqeeyo wax walbo saxan isla markaasna la hawl galiyo waxaa lagu tashaday.


Ugu Danbayn midawga Reer EUROPE waxa u Halkaas KU Gaadhay waa wada Tashi Isu Tanaasul iyo in ay si wax u wada arkaan danta guud isla markana wada shaqeyaan iyago wada tashaday wanan aragnaa manta horumarka ay ku suganyihiin.

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY:Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL: [email protected]

Tell:         0634394700.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...