'' Somaliland Soo Dhawayn Cuni Mayso ''.

0
Saturday September 07, 2019 - 12:41:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Somaliland Soo Dhawayn Cuni Mayso ''.

    Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi Madaxwaynihii horre ee Masar Jamaal Cabdi Naasir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekaba sheeko ayay keentaaye , waxa la yidhi Madaxwaynihii horre ee Masar Jamaal Cabdi Naasir

, ayaa mar uu booqasho ku tagay Moosko ayuu aad uga cawday Madaxwaynihi Midowga Soofiyeeti , Leonid Brezhnev , dabeeto Brezhnev wuxuu ugu laab qaboojiyay Naasir Maadaama ay Masar qaadatay nidaamka Shuucigga in ay dhibaatadda ka baxayso , dabeeto Naasir wuxuu kalmadaa kaga jawaabay odhaahdan taarkiikhiga noqotay ee ah '' Masar shuuciyad cuni mayso ''.

 

Imika waa halkaase , waftiga Dhankaa iyo Djabouti kasoo guryo noqday ee warkoodu inoogu daray meeqaam aad u sareeya ayaa nalagu soo dhaweeyey , waxaynu leenahay , adeerayaal waa halkii Jamaal Cabdi naasire , Somaliland soo dhawayn cuni maysee , maxaa wax la taaban karro inoosoo qabsoomay .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...