Xalka Cuqaasha Iyo Xulashada Xukuumada

0
Tuesday September 03, 2019 - 09:02:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xalka Cuqaasha Iyo Xulashada Xukuumada

    Dalku waxa uu kasoo gudbay caqabado badan oo ay dalka labaxsadeen cuqaashii oo kuguntaday in ay waxkasda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalku waxa uu kasoo gudbay caqabado badan oo ay dalka labaxsadeen cuqaashii oo kuguntaday in ay waxkasda
kahormariyaa nabad galyada iyo in dadka reer somalaland nabad kuwada noolaado Taasoo aynu maanta inoo muuqanayso caqabado ay iyagu kagarnaqi jireen in maanta xukuumada Madaxwayne biixi uu doorkoodii kasaaray oo uu doonay inuu albaabada kaxidhay taasoo uu kala saari waayay in ay door kulahaayeen nabadaynta somaliland taasoo at somaliya wayday cuqaal rer kooda qacanta ku haya oo ay kawarqabaan cidkasda oo reerka Sida cuqasheena Maanta madaxwayne biixi laba sano ayay maraysaa taasoo talaaba hore looqaaday aynaan haynin oo balanqadedii aanu wax allaale wax uukafuliyaya aynaan haynaani ee laynoogu sheekeeyo lacagtii ayaa la ururiyay waxlaqabtayna mahayno oo dalku waligii muu gaadhin halka maanta marayo Taasoo ay jabhado kadilaaceen oo maanta aynu

 

 

Lagaran laayay oo labareer oo isdhalay oo colaadoda ay fogaato oo cidwalba aygashay laakiin wali aanay cuqasha loo madaxbanayanay Taasina ay colaad uu madaxwayne umuujiyay cuqasha ay iyaguna ay coladaas ka shidal qadanayan dalkuna uu marayo iyo meelo

 

 

Dadkan uu dirtay oo an ahayn dad aan matali reeraha aykaso jeedan taasina waacaqabada uu sookordhiyaya madaxwayne biixi Hadaba labasano kadib somaliland maxay u eekaandoonan doonaa Somalilnd manoqon doontaa mid midaw miss way kala furfurmi doontaa

 

 

Waxaynu odhahdeena kubilaabaynaa xalka cuqasha oo aynu odhankarno somaliland ilaahay kasakow waxaa halkaa Soo gaadhsiiyay waacuqaasha oo dhismaha somaliland aanay laaantood samaysateen dawladihii kala danbeeyayna sidhaw ayay ulashaqayn jireen oo baahiyaha cuqasha meel ayay kutiirin jireen markaysoo jaleecaa Oo waxay ahaayeen sxbka ugu dhaw we xukumada oo ay marka dhibaato timaado narkaaba xukuumadu sidagdagay udirijirtay kadibna xukuumadu maekay dhameeyan cuqaashii ayay gabagabayn jirtay hadaba xukuymadad madaxwayne biixi albaabada kaxidhatay oo maarki karo oo mamaqli karo ayuu madaxwayne biixi kubilabay nimankui dalka meesha adag kalasoo dabaashay

 

 

 

Waxqabadkoodii iyo dorkay lahaayeen waynaa maanta arkaynaaxqabadkoodii 1: arinta ceel afwayn waysoo noqnoqatay oo xal waalooway taana waxaa sabab u ah nicaybka xukuumadu galisay cuqasha arinta care wayfogaatay oo maanta waxaynu arkaynaa halka aymarayso oo waakaa udiraya cuqaal markuu waxdagaala waxba kaga qaadi waayay inuu udiro cuqaaal oo aanay cuqaashii wax xala keeni doonin ileen waaniman uu colaysdaye dabkaysii qabadsiinayaan waana

 

 

 

Hhadayn uqodobka Saddexad raacino xukuumada oo iyada aadmoodo inay khilaafa iyo waxii wax yeelaya

 

 

 

Hadaba nimankan maamulka inoo hayaa malaha waxaad odhanaysaa waxay doonayaan in ay kalayaacdo oo malaha hantida qaranka ee ay boobeen iyo xaaraantaa wax udhintay ayaabad odhanaysaa oo hadalka kasoo baxaaba waamid kala kaxaynayA oo waxaa qariib agayd labadiinin ee jananka iyo wasiirka warfafintu waxay kuhadlayeen was ogayd oo madaxwaynuhuna waxa muuqanayso inuu kuracsan yahay kaladirka somaliland shacabka waxan leyahay idinku isgu duubnaada oo ilaashada amaankiina cidna idunma maqna ceela idiinma qodnee

 

 

Qore: Yusuf abdi Ismail        

Email: [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...