Ujeedada Socdaal Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Ku Tagay Safaarada Itoobiya Ku Leedahay Hargaysa.

0
Monday March 11, 2019 - 16:25:51 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Socdaal Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Ku Tagay Safaarada Itoobiya Ku Leedahay Hargaysa.

    Hargeysa-(HWN) - Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(HWN) - Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland,

Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta tacsi ugu tegay safaaradda Itoobiya ku leedahay Somaliland isagoo ka tacsiyadeeyey safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Somaliland oo ay wehelinayaan hawl-wadeenadiisu, waxaanu madaxweyne ku xigeenku saxeexay buugga tacsida ee la dhigay safaaraddaasi.



Waxaana ku simaha madaxweynaha Somaliland ku wehelinaayey tacsida agaasimeyaasha guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Cali bile iyo Gudoomiyaha Barnaamijka shaqo qaran Mudane Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’adinka).





Loading...
Loading...