Muuse Biixi Iyo Caddalada Darrada Heeysta Maxakamda Sland, Iyo burburkii Somaliland (27 Sano Kadib) Waxaa Qorrey Fuaad Qawdhan London

0
Thursday June 13, 2019 - 19:14:09 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1572
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Caddalada Darrada Heeysta Maxakamda Sland, Iyo burburkii Somaliland (27 Sano Kadib) Waxaa Qorrey Fuaad Qawdhan London

    Waa tix muuse ku socota.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa tix muuse ku socota.

D adkaad xoollaha ka qaaddey

kuwaad darraha ka boobtey

ballooodhkiyo duunyadooda

kuwaad dumiseed xarraashtey

dalkaad xeerkiisa biisey

dastuurkiisana ka baaydhey

dagaal baad kulla jirtaaaye

kuwii shalley ku dareerey ayaan daranaa codkoodu

 

Waxaa hubaala oo runtuna aay tahey in somaliland intii muuse iyo waxa la sheqeeya qabsadeen, aay ka sii dartey,waad la wadda soctaan, xallada uu dalku maraayo, hadeey tahey  arimaha dibada iyo gudahaba.

 

Ha ugu sii darnaato arimaha guduhi, (27 sano) ka dib himilidii somaliland eeynu ku soo  caanno maalney waxey ku danbeeysey  buurbuur iyo hall bacaad lagu liisey, sidaas waxaan u leeyahey walayaal waad, ogtihiin in dalka somaliland mudadii uu muuse heeystey wuu  ka sii darrey cadeeymo buuxna waan idiin hayaa.

 

Waxaa dalkii ku dhacey  shaki baahsan oo dhamaan  dhasiis ku noqdey guud ahaan hayadaha dalka ka jiira oodhan, kaas oo aay keentey, ami xumo  ku dhacey dhamaan bulshoda somaliland  oodhan iyo hayadaha dowlada sida mulatirga iyo policke, waxaa bxay ciidamo militariga somaliland ah, waxaa soo badanaya jabhadaha cusub oo hor leh. waxaas oo  dadi waxey ka boodeen wax yer maha , hadabba maxaa khaldan.?

 

   

Waxaa khaldan aan  idiin bayaaniyo, walaalyaal dowlada muuse waxey  inagu biloowdey jahwareer baahsan iyo shaki uu koow  ka yahey siyasda muuse biixi iyo inta la shaqeeysa aay keeneyn, iyagoo dalkii somaliland u horseedey caddalad daro bahsan, walaahi waan dharteey cidmadaba kolba talabayaa iyo jabhdaha horta lahi, waxey arkeen mahaa wax ciyaara, dalku hadii sidan ku sii socdo walahi iney noqon dad iyo bulshao la xidhan oo kunoqta sidii 1994.

 

 

                            HAYADA CADDALADA

 

Waxaas oodhan waxey arkeen caddalad baahsan oo dalka ka jirta dabihaanba hayadaha dalka ka jirra kuwa ugu horeeya waxaa kamida

 

1) hayada maxakmada oo qabyalad iyo dowlda tageersan.

2) hayda policeka oo dadka xidhay

3_ sharci dajinta maxkamadadalka oo nqodey kuwo dalwoada  tageersan.

 

4; mulatariga somaliland oo noqdey kuwo madaxda  u sareeya aay yihiin isku reeer.

 

 

IYO qaar badan oo kale aay ka mitahey  biyaha dalka iyo  cafimaadka waxbrshada.

 

Aanigu waxaan odhanayaa hadabba muse biixi waar  dalkii waxaad u horseedey ami xumo , iyo wax caddalad ah   dalka kama jirto,  maxaad  colldoon loo xidhey oo cali gurrey loo xidhi wayeey.  ciidankii dalka oodhan wey kala shiksan yhiin, waxaad aad wadaa maha wax shaqeenayaa, waxaad dalkii ku dhex bilodoodey qabyllaad baahsan macal hayadaha dalka.

 

waxaa qorrey fuaad qawdhan arimaha bulshada london

facebook fuaad qawdhan

[email protected]

00447383135563

thanks

mahad gaara waxa leh illaahey

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...