Gudoomiye Xiis Maxamed Cige Oo Shacabka Somaliland Udiray Hambalyo.

0
Sunday May 19, 2019 - 10:47:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Xiis Maxamed Cige Oo Shacabka Somaliland Udiray Hambalyo.

    Waxan hambalyo iyo bogaadin u diraya dhamaan shacabka reer Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan hambalyo iyo bogaadin u diraya dhamaan shacabka reer Somaliland
gudo iyo debaadaba , xuska munaasibada sannad-guurada 28 aad ee ka soo wareegtay dib ula
soo naqoshadii madaxbanaanida Jamhuuriyada Somaliland 18 May 1991.


Somaliland 28 kii sannadood ee ay jirtay, waxay ku naalonaysay deganaanshoiyo nabad gelyo
iyada oo aan wax aqoonsi ah ka helin beesha caalamka.

Ayaa waxaa mudadaas qabsatay wax badan oo horumar ah, ayadoo ku gaadhay talo wadaag ,
wada tashi iyo isutanaasul.

Waxan kale oo shacabka Jamhuuriyada Somaliland xusuusinayaa in ay nabadooda illaashadan,
cadaw badan ayaa jira oo hareeraha Somaliland ah.
Haddaba ka illaashada nacabka, Somalilandna ha jabo oo ha naxo.

Somaliland Guul.
Allah mahad leh,

Mudan: G. Xiis Maxamed Cige.
Holland
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...