DAAWO:-"Somaliland Hadii Ay Wadda Hadli Kari Waydo Siday Somaliya Ula Hadlayaan…Guddoomiye Ciro.

0
Wednesday April 24, 2019 - 19:32:18 in News by
  • Visits: 4308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO:-"Somaliland Hadii Ay Wadda Hadli Kari Waydo Siday Somaliya Ula Hadlayaan…Guddoomiye Ciro.

    Somaliland Hadii Ay Wadda Hadli Kari Waydo Siday Somaliya Ula Hadlayaan…Guddoomiye Ciro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Hadii Ay Wadda Hadli Kari Waydo Siday Somaliya Ula Hadlayaan…Guddoomiye Ciro.


Hargaysa(HWN)Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa sheegay in Go’aanka Ay Labadda xisbi kulmiye,ucid iyo xukuumadu wada qateen ee ah in doorasho ay galayaan laba xisbi ay dalka u horseedi karto Dhibaatooyin Aan la mahadin.



Guddoomiye ciro ayaa sheegay in xukuumadu iyo Axsaabta Ku Fashilmay in ay wada hadlaan oo ay keenaan Xalkii doorashadda lagu gali lahaa ay xal ka keeni karaa wada hadalka la doonayo in lala galo dawlada Somaliya Oo lagaga doodayo masiirka shacabka somaliland sidii ay u noqon lahayeen dawlada gaar ah oo somaliya ka madax banaan.


Geesta kale Guddoomiyaha xisbiga waddani cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo ka dayrinaya xaalka iyo sida ay labadda xisbi iskugu qanciyeen in ay kaligood doorasho gali karaan isaga oo xisbiga waddani ka maqan ayaa ku baaqay in shacabka adkaystaan nabad galiyadooda madaama oo xukuumadii taladda dalka haysay aanay u muuqan mid bulshadda isku wadi karta.




Loading...
Loading...