Suxufiyiin Kenyan Ah Oo Somaliland Yimid Iyo Amb. Baashe Cawil Oo Soo Bandhigay Ujeedada U Socdeen

0
Sunday March 03, 2019 - 19:30:09 in News by Super Admin
  • Visits: 1071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suxufiyiin Kenyan Ah Oo Somaliland Yimid Iyo Amb. Baashe Cawil Oo Soo Bandhigay Ujeedada U Socdeen

    Hargeysa(HWN):-Safiirka somaliland ee wadanka Kenya Baashe Cawil Cumar ayaa ka warbixiyey suxufiyiin ka socday wadanka Kenya oo socdaal ku yimid somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(HWN):-Safiirka somaliland ee wadanka Kenya Baashe Cawil Cumar ayaa ka warbixiyey suxufiyiin ka socday wadanka Kenya oo socdaal ku yimid somaliland.

Amb Baashe Cawil oo soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlayo ujeedada socdaalkan ayaa sheegay in suxufiyiintan oo maanta dalka ka dhoofay ay diyaariyeen barnaamijyo ku saabsan somaliland.

Warsaxaafadeedka Amb. Baashe Cawil ayaa u dhignaa sidan "27kii February, 2019 Waxa magaalada Hargeisa soo gaadhay Wefti Suxufiyiin caalami ah oo ka socday dalka Kenya, kuwaas oo ka koobnaa KTN, CGTV, Standard Newspaper, People's Daily Newspaper, iyo African Fortune Magazine, kuwaas oo warbixino iyo warraysiyo ka sammaynayay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Ganacsiga, Nabada, Iyo Jaaliyadaha, sidoo kale weftigan suxufiyiinta ahi waxay booqashooyin ku sammeeyay gobolo ka mid ah somaliland. Ugu dambayntii Maanta ayay weftigan suxufiyiinta ahi dalka ka laabteen.





Hadhwanaagnews.com/Office

Hargeysa/Somaliland


Loading...
Loading...