Magacyada Sideed Laacib Oo Ku Tartamaya Xidiga Bisha February Ee Horyaalka Premier League Oo La Shaaciyey

0
Saturday March 02, 2019 - 13:18:53 in News by Super Admin
  • Visits: 2346
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Sideed Laacib Oo Ku Tartamaya Xidiga Bisha February Ee Horyaalka Premier League Oo La Shaaciyey

    Magacyada sideed xidig oo ku tartamaya abaal marinta laacibka ugu wanaagsan bisha February horyaalka dalka Ingiriiska ayaa la shaaciyey .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magacyada sideed xidig oo ku tartamaya abaal marinta laacibka ugu wanaagsan bisha February horyaalka dalka Ingiriiska ayaa la shaaciyey .

Maamulka horyaalka Premier League ayaa si rasmi ah u soo bandhigay magacyada laacibiintan oo ka tirsan kooxaha ku tartamaya horyaalka ingiriiska.

Magacyada sideedan xidig ayaa kala ah Sergio Aguero, Sean Longstaff, Sadio Mane, Ashley Barnes, Luke Shaw, Virgil Van Dijk, Wilfred Zaha iyo Paul Pogba oo dhammaantood wacdarro soo dhigay bishii dhamaatay ee Feberuary.

Aguero ayaa bishaas soo sameeyay xog aad u cajiib ah isaga oo laba saddexley kasoo dhaliyay Arsenal iyo Chelsea kahor inta uusan go’aamin kulankii ugu dambeeyay ee ay bishaas ka ciyaareen markaas oo gool uu dhaliyay ay kaga adkaadeen West Ham United.

Longstaff oo ah 21 sano jir bandhig wacan ku muujinaya kooxda Newcastle United, Da’yarkan kasoo najaxay akaademiyada kooxda ayaa kusoo bilawday dhammaan kulamada ay bishii Febraury soo ciyaareen waxaana uu kulankii ugu dambeeyay soo dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ee horyaalka.


Loading...
Loading...