Su'aashii Beesha Caalamki Waydiisay Sadexda Gudoomiye Xisbi Maxay Ahayd Olalihii Intaanu Bilaaman?

0
Thursday February 27, 2020 - 10:58:14 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Su'aashii Beesha Caalamki Waydiisay Sadexda Gudoomiye Xisbi Maxay Ahayd Olalihii Intaanu Bilaaman?

    2017 markii lagu jiray olalaha ayay qol cadaani sadexda gudoomiye xisbi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

2017 markii lagu jiray olalaha ayay qol cadaani sadexda gudoomiye xisbi
way diisay xaguu cadowga somaliland jooga?

Gugoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro iyo gudoomiyaha xisbiga UCID waxay ku jawaabeen cadowga somaliland wuxuu jooga dibada somaliland gudoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi wuxuu ku jawaabay cadowga somaliland wuxuu jooga gudaha somaliland 

 

Caddowga wuu sheegay waxay ahaayeen xisbiyada mucaaridkaa

Malintaas shacabka somaliland hadalkaasa may fahin wax yar mooyaane lkn manta hab dhaqankiisa ayaa sheegaya cida uu cadowgiisa u yaqaan ciday tahay

 

Laakiin  cadowga qudha ee ay somaliland leedahay waa gudoomiye Muuse Biixi

Iyo cidii la aragtiya

By mawliid muuse dacar


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...