Doorasho Dag Dag Ah Waa Furaha Guusha. W/Q Rajab Ismail Salah

0
Sunday February 23, 2020 - 09:09:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 916
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorasho Dag Dag Ah Waa Furaha Guusha. W/Q Rajab Ismail Salah

    Idhawad Maqaal ama aragtiyo maan soo dhigin warbaahinta balse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idhawad Maqaal ama aragtiyo maan soo dhigin warbaahinta balse
waxaan manta igu kalifay in aan sooo qor maqaalkan Arimo dhawr ah

·       Marxalada manta Somaliland marayso iyo Xaalda adage e dadkeenu ku jiraan walaalo .

·       Xifiltan xun ee iyo dhacaybka Bulshadeena la kala dhex dhigay iyo Xajimooyinkii Dorashadii reebtay .



·       Siyaasad xumida Dalka ka jirta iyo Maamul xumida dalka ka jirta .


·       Jihayn laaanta umada iyo lugoontooda .

·       Markay ka tageen dhamaan dhalinyaradii aqoonyahanka ahayd Somaliland ee muqdisho tageen halkaasana nolol tan dhaanta u door bideen .


·       Marka siyaasad lagu dhaqo hayada iyo shaqo abuurba ay samayn wayeen .

·       Markay Ceel ku rideen Ictraaf raadintiii

·        

 

Kadib markaan arkay Arimahaas kor xusan iyo Talo Soo jeedintii Maanta ee ah in Doorasho  dag dag ah la qabto waa wax yaabaha igu dhaliyey in aan ka hadlo arimahan.


Dhibta haysata  imika Somaliland waxaa ka mid ah .


·       In Aqoonsi raadintii luntay oo ceel lagu riday .dhamaan xafiisyadiina soo xidhmayaan

·       In la shaqayn kari wayey hayadadihii dawladihii shisheeye.

·       In shaqo abuur ay samayn wayeen

·       In Bulshadooda ay gaadhsiin wayeen ceel biyoodyo iyo xarumo cafimaad.

·       In ay dhayi wayeen Xajimooyinkii Dorashooyinka  reebtay .

·       In Madaxtooyadu dhinac ka rarantahay  Qabiilna umadii u qaybsantahay.

 

Hadaba in Madaxwaynaha la tuuro oo lagalo Doorasho dag dag ah maxaa faaido ay leedahay.


1-   Dalka waxaa laga badalayaa Nidaamkan kalidii taliska ah waxaa loo badalayaa Nidaam wada tashi ah  iyo ismaqal ku dhisan .


2-   Waxaa meesha ka baxayaa jahliga iyo aqoon xumida iyo qabyaalada waxaa meesha imanayaa aqoon iyo wada lahaanshiyo  iyo ismaqal iyo kala danbayn


3-   Waxaa meesha ka baxayaa maamul xumida waxa aimanayaa nidaam ah good governace iyo in la helo nidaam sharci oo xal u ah umda iyo dalkaba .


4-   Waxaa shaqo abuur badan loo samayn  dhalinyarada imika ka haajirtay dalka .


5-   Waxaaa nidaam wada shaqayneeyd losamynayaa  hayada oo loo helayaa xidhiidh wangasan oon ahayn cadho joogta ah


6-   Waxaa la samaynayaa horumar balaadhan halka imika dib dhac badani ka jiro

Hadaba maxaa manta shacbiga lagudboon


·       In mudahaarad dagdag ah dalka laga abaabulo  si lo rido maamulkan xifiltanka lagu doortay ee qabyaaladu hadhaysay .


·       In shacbigu dantiisa fahmaan .


·       In Doorasho dag daga ah lagalo kana tashadaan hayada iyo ururada bulshada iyo madax dhaqameedku si loo helo dawlad umada ushaqaysaa balse .aan ka shqaysan.


·       In talo qaran dagdag  la isku imaado .

·       Hadii madax waynuhuu dhab ka tahay somliland nimadu waa in dalku sida wax ka badly karaaa .

 

Alaa mahadleh ]

 

Mr Rajab Ismail salah

0634416899

[email protected]

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...