Open Letter To Farmaajo And Muse Biixi. Universal Appeal.

0
Friday February 21, 2020 - 09:24:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1259
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Open Letter To Farmaajo And Muse Biixi. Universal Appeal.

    Somalida reer woqooyi waxay ku maahmaahaan OODO-DHACAMEED

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somalida reer woqooyi waxay ku maahmaahaan OODO-DHACAMEED
SIDAY U KALA SARREEYAAN BAA LOO KALA GURAA - SOMALIDA REER KOONFUREEDNA ISLA MAAHMAAHDAN  WAXAY YIDHAAHDAAN KA DIB MARKII KELMADAA QAARKOOD KU ADKAADEEN  ' CANJEERO SIDAY U KALA SARRAYSAA LOO  KALA GURAA '.



waa isla xigmaddii uun waar Farmaajooy  bal ha inoo  dambeeya kiisaska qaar iyo dilal kii qorshaysnaa, dagaaladii dadkii  Burco iyo  Hargeysa, Berbera, iyo Gebileyba lagu Ururiyey la laayey iyo Dayaaradii Hargeysa ka kacayey ee Hargeysana rishaynaayey waxaa soo dhami  ha inoo  dambeeyaan iyo jihaadĹllkii SNM ee bal maanta  Waadigan waxbaan qiranayaa markii  u horaysay la yimiye bal liiska hoos ku qoran ee aad goobjoogga Mogadisho ku ahayd ee guryaha dadka lagu garaacayey ee lagala baxayey ka dib markii shir uu Mohamed  Siyaad Barre iyo ina Dafle iyo hogaaminayeen uu Madaxtooyada ka dhacay ee la yidhi Isaaqu si uu Mogadisho uga qaxo oo qaxo  aynu habeen ka noocaas Guryaha dadka ka gurno  oo raasaas ku gumaadno oo ay Xukuumaddii Calankan aad sidato SIDATAY dadkan hoos  ku qoran ay gumaadday xeebta Algaziira bal Apology ka bixi iyo Magtii oo aa qoysaskoodii siisaan.  Waxa kale ha dambeeyaan. 


DADKAN CALANKA AAD SOO SIDDAAN KU HOOS DISHEEN  DADKII DHALAY KUWAY DHALEEN SOMALILAND  BAY JOOGAAN SIDAAD FARMAAJO ADOO CALANKII SITA UGU Imanaysa aqoon Apology iyo magtii u sidin qoysaskoodii.  

Marka ay SOMALIA iyo SOMALILAND  is hor fadhiistaan waa dhacdoda ugu mudan in wada hadalka laga bilaabo lana sameeyo.

Muse Biixi na waxaan odhan lahaa dacwad inoo hagaagaysaa ma jirto inta geesiyada reer SOMALILAND  ee COLDOON BILAA CADDAALAD MANDHEERA UGUJIRO EE ISKA SII DAA CIDDII AAN WAX MACNO LEH U HIDHNAYN.

M BASHE

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...