HARGAYSA: Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Wasiir Iyo Agaasime Guud

0
Wednesday February 19, 2020 - 12:33:04 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 5553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HARGAYSA: Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Wasiir Iyo Agaasime Guud

    ciidamada amaanka ayaa lay sheegay inay la wareegan amniga wasaarada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ciidamada amaanka ayaa lay sheegay inay la wareegan amniga wasaarada.


Dagaal gacan ka hadal ayaa goor dhaweyd dhex maray wasiirka warfaafinta Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi .

Ciidamada amaanka ayaa lay sheegay inay la wareegan amniga wasaarada.




Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa uu khilaaf cakirani ka dhexeyey wasiirka warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi , taas oo sababtey in saxeex-yada qaar ka joojiyo agaasimaha.



Hadhwanaagnews
Hargeysa /office
Loading...
Loading...