Cali Baqdaadi (Khain Dhukur) oo aan salaam ugu tegin Suldaan Maxamed Xirsi Qani, maxey tahay sababtu?

0
Sunday February 16, 2020 - 11:11:21 in News by Abdikadir Guled
  • Visits: 1813
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Baqdaadi (Khain Dhukur) oo aan salaam ugu tegin Suldaan Maxamed Xirsi Qani, maxey tahay sababtu?

    Cali Baqdaadi (Khain Dhukur) oo fashil kala kulamya Addis Ababa, slaana u quuri waayay Suldaan Xirsi Qani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Baqdaadi (Khain Dhukur) oo fashil kala kulamya Addis Ababa, slaana u quuri waayay Suldaan Xirsi Qani.

Addis Ababa (HWN) Gudddoomiyaha banka dhexe ee Somaliland Cali Baqdaadi (Khain Dhukur) oo dhawaan boqasho ku tegay magaalada Addis Ababa Ayaan soo booqan Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo xaalad caafimaad dalkaa cusbitaal ugu jira.



Cali Baqdaadi (KHAIN Dhukur) oo hore kharash uu daaro ku dhistay ugu qaatay hanti qaran, kharaashkaa oo uu hogaamiye Muuse Biixi ugu bixiyay soo gacan gelinta Col Caare ayaa waxa hawshaa akhirkii ka miro dhaliyay salaadiin uu ka Mid yahay Suldaan Maxamed Xirsi Qani.


Xiligii uu Addis Ababa booqanayay Khaain Dhukur waxa Iyana halkaa ku sugnaa xubno mucaarid u badnaa oo qurbaha uga tegey in ay booqdaan Suldaanka xanuunsanaya.


Xubnahan mucaaridka u badnaa oo ujjeedadooyinkoodu ay ka mid ahaayeen kala hadalka Suldaanka xaaladaha murugsan ee dalka, halka uu Khain Dhukur doonayay in uu xubnahaasi ku qanciyo doodo hoose oo qabyaladeed.


Khain Dhukur ayaa cawaaqib xumo kala kulmay xubnihii mucaaridka, sida laga soo xigtayna caradii ayuu Addis Ababa uga dhofay.


Bulshada reer Somaliland ee Addis ayaa hadal haya, fashilka Khain Dhukur iyo sida uu uu salaanta ugala bakheylay Suldaan Maxamed Xirsi Qani, kolkii uu qorshihiisii guracnaa u suurtoobi waayay.


Hadhwanaag News Addis Ababa

Loading...
Loading...