Gabood Falada Mamulka Hargaysa

0
Friday February 14, 2020 - 21:59:48 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1013
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabood Falada Mamulka Hargaysa

    Hay'ada shaqaha Dawlada somaliland waxay dhowaan Short liis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'ada shaqaha Dawlada somaliland waxay dhowaan Short liis
kusoo saareen in badan 70 qof oo 25 Boos u tartamaya kuwaas oo ka hawl galayey wasaradaha dawlada lacagtoodana uu bixinayey baanka Aduunka

------
50 Dadkaas ka mid ahi waxay ka soo jeedeen hal xaafad oo ah xafada somaliland Qandaraska ku Haysata



-------
Si musuqmaasuqa loo xalaashado mudo bil ah waxa la raadinayey nin Consultant ah markii dambena nin madow oo kiinayaan ah ayaa la soo helay kasoo wixii loo yeedheyey kusoo saaray liis
-----


Waxa ay ku hishiyeen wasiiradda wasaradaha. gashandhiga ,Qorshaynta,macdanta ,arimaha Bulshada ,cadalada ,machadka shaqlaha iyo Gudomiyaha hay'ada shaqaluhu inay qaybsadaan possitionka


------
Tusaale wasiir kasta wuxuu qaatay sadex ka mida shantii possition ee wasaradiisa loo Qoondeeyey midna wxuu siiyey Gudomiyaha Hay'ada shaqalaha halka midhka soo hadhayna indha sarcaad looga dhigay bulshadii Imtixaanka beenta lagu majara habaabiyeu


-----
Hadaba si aan looga shakin Farxaan Adan Haybe wuxuu u yeedhay Agasime waxeedyada cududa shaqlaha ee wasardahaas shanta si ay Panel u noqodaan taas bedelkeeda Agasime waxeed kasta wuxuu fulinayey Amarka wasiirkiisa ee ahaa in dadka ay wataan la soo saaro


------
Gudomiyaha Hay'ada shaqalaha Dawlada ayaa xubnaha uu ka helay Shantaa wasaradood ugu deeqay Dhalinyaro ay hayb dhow wadagaan Madaxaynaha Mamulka Hargeisa Muuse Biixi si uu ugu sii negaado xafiiska dhalinyarta badankooda waxa u keenay Xogahayaha Gaarka ee Muuse Biixi wiilka lagu magcaabo Mubarak ismail taani


------
Tani waa mid ka mida cadaalad daraooyinka ugu liita ee Maamulka Hargaysa ku niyad jebiyaan Kumanyaalka dhalinyaro ee Jamacadaha kasoo baxa


-------
Dadku waxay u bahan yihiin maamul Cadalad ku dhisan

Lasoco qaybo kale

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...