Madaxweyne Waxaan Ku Soo Baxayaa Booska Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha

0
Friday February 14, 2020 - 12:39:19 in Articles by
  • Visits: 1393
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Waxaan Ku Soo Baxayaa Booska Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha

    Madaxweyne Waxaan Ku Soo Baxayaa Booska Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Waxaan Ku Soo Baxayaa Booska Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha


Mudane Madaxweyne Waxaan Kusoo Baxayaa Booska Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Somaliland.




Waxaan Ahay Nin Dhalinyaro Ah Oo Wadanka Wax Ku Bartay Kuna Barbaaray Waxaan Ahay Dhalinyarada Faro Kutiriska Ee Aqoonta u Leh Ciyaaraha Somaliland waxaan ahaan jiray ciyaartoydii wadanka Waxaan Aqoon Buuxda U leeyahay Dhamaan Ciyaartoyada Somaliland Badankooda Waxaan Gaadhay da.dii Aan shaqadaas Ku qaban Lahaa.


Mudane Madaxweyne Waxaan Aqaanaa Shaqada Agaasimaha Guud Iyo Shaqooyinka Uu Xaqa u Leeyahay maadama Aan Muddo Kudhex jiray Ciyaaraha Oo Aan Daawade Ahaa duruuftoodana Aan Dareemi Karo Anan Meesha Ka Saari doono Khilaafaadka Soo Kala Dhex Gala Ciyaartoyada Somaliland iyo Wasaarada.


Waxaan Kaa Codsanayaa Inaad Codsigayga Hoos u Eegto.


Waad Ku Mahadsan Tihiin Inaad Qoraalkan Aragtaan.


Waxaan idinka Codsanayaa Inaad Share Garaysaan Si Codsigayga U Gaadho Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...