"Ma Qaadan Karno Raali Galin Tiiq Tiiqsi Ku Jiro" Maayarka Hargeysa

0
Friday February 14, 2020 - 11:55:20 in News by
  • Visits: 2320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Ma Qaadan Karno Raali Galin Tiiq Tiiqsi Ku Jiro" Maayarka Hargeysa

    "Ma Qaadan Karno Raali Galin Tiiq Tiiqsi Ku Jiro" Maayarka Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ma Qaadan Karno Raali Galin Tiiq Tiiqsi Ku Jiro" Maayarka Hargeysa


Hargeysa(HWN):-Cabdirahmaan Solteco Mayirka Caasimada Somaliland Ee Magaalada Hargeysa oo qoraal uu Bartiisa Facebook usoo dhigay kaga Dareen Celiyey hadalkii raaligalinta ahaa Ee madaxweyne Farmaajo ka bixiyey Xasuuqii Dawlada Maxamed Siyaad Bare ay u gaysatay Shacabka Reer Somaliland.

Qoraalka maayirka ayaa u dhigna sidan;-



"Dhiig dad raali galin lagama sameeyo ee qisaas baa laga sameeyaa. Walaahi wixii umada Jamhuuriyada Somaliland ku dhacay xitaa kala noqosho kuma filna, markaynu is Aqoonsano laba Waddan kabacdi ayaynu diyo qaadan karna, maqaadan karno raali galin tiiqtiiqsi ku jiro"Cabdiraxmaan Maxamuud Aideed (Solteco)Mayirka Caasimada Somaliland Ee Hargeysa

 

Hadhwanaagnews

Hargeysa/office


Loading...
Loading...