DAAWO: Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey

0
Sunday January 19, 2020 - 16:01:23 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2968
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey

    Ra'iisul Wasaaraah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheytre ayaa sheegay in mashruucaas uu hakiyey,kadib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheytre ayaa sheegay in mashruucaas uu hakiyey,kadib
Masharuuca horumarinta Magaalada Madaxda Dowlad goboleedyada ayaa ahaa mid laga reebay Maamulada Hir-Shabeelle iyo Galmudug oo saaxiibo dhow la ah Dowladda halka Maamulada kale iyo Gobolka Banaadir loo kala siiyey min 28 Milyan oo Dollar.

Ra’iisul Wasaaraah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheytre ayaa sheegay in mashruucaas uu hakiyey,kadib markii dhaleeceyn iyo doodo dhinaca Baraha Bulshada ah uu ka dhashay.




Loading...
Loading...