Fayrus Cusub Oo Ka Dilaacay Dalalka Shiinaha Japan iyo Hong Kong

0
Saturday January 18, 2020 - 12:37:07 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fayrus Cusub Oo Ka Dilaacay Dalalka Shiinaha Japan iyo Hong Kong

    Kadib 41 sheebaar oo lagu baaray Fayraskan ayaa la xaqiijiyay in uu yahay mid caalamka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib 41 sheebaar oo lagu baaray Fayraskan ayaa la xaqiijiyay in uu yahay mid caalamka

Gudaha dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay Fayris cusub oo la shegay in ay ku saameeyay 1723 ruux, iyadoona maanta oo Sabti ah la helay afar kiis oo cusub, sida masuuliyiinta dalkaasi ay u sheegeen saxaafada.

 

Fayraskan cusub ayaa ka dilaacay magaalada Wuuhaan ee dalka Shiinaha halkaas, oo lasheegay in ay ku suganyihiin boqolaal ruux oo cudurkani saameeyay.

 

Kadib 41 sheebaar oo lagu baaray Fayraskan ayaa la xaqiijiyay in uu yahay mid caalamka ku cusub, waxaana la sheegay in ay ilaa iyo hadda u dhinteen labo ruux.

 

Kiisas nadir ah oo Fayraskaan ku saabsan ayaa la sheegay In laga helay meelo ka baxsan dalka Shiinaha sida Japan iyo Hong Kong oo laga helay labo qof oo qaba Feeraskan.


Loading...
Loading...