Magaaladani waa Kigali, caasimada dalka Rwanda. 1994 waxaa ka dhacay dagaal sokeeye oo ilaa 800,000 qof lagu dilay. Waxaa islaayey, Hutu iyo Tutsiga.

0
Tuesday January 14, 2020 - 12:18:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1708
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaaladani waa Kigali, caasimada dalka Rwanda. 1994 waxaa ka dhacay dagaal sokeeye oo ilaa 800,000 qof lagu dilay. Waxaa islaayey, Hutu iyo Tutsiga.

    Maanta waa dembi xadhig ah inaad sheegatid labaddaa bulsho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta waa dembi xadhig ah inaad sheegatid labaddaa bulsho.  Dadka ku nool Rwanda waa Rwandan. Wax kale ma jiraan.

Dalka deriska ay yihiin, Burundi, waxaa ku nool labadda bulsho ee kala ah, Hutu iyo Tutsi. Burundi weli waa la is haystaa oo waxaa laga baqayaa inoo ka bilaabmo dagaal sokeeye.



Horumarka dalka Rwanda waa mid ay Somaliland hiigsan karto.


Burundi askarteedu waa kuwa AMISON ku jira ee ka lacagaystay Somaaliya.

Faraqa u dhaxeeya Rwanda iyo Burundi. Waa la mid ka u dhaxeeya, Somaliland iyo Somaaliya.


Cali Maxamed Abokor


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...