Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI, ahna Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL, Md. Khadar Xuseen Cabdi, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Xisbiga WADDANI.

Wednesday October 21, 2026 - 13:54:18

Kulanka ayaa lagaga wada hadlay diyaarinta, isku-dubbaridka iyo dardargelinta hawlaha kala duwan ee la xidhiidha qabsoomidda Shirweynaha Xisbiga, iyadoo guddidu ay masuul ka tahay qorshaynta iyo diyaarinta dhammaan hawlaha muhiimka u ah qabsoomidda shirweynaha
     
Loading...