hadhwanaagnews
Hor Iyo Horraanba Aan Hambalyeeyo Cid Kasta Oo Ka Qayb Qaadatay Nabada Lagu Gudoonsaday Ceerigaabo Ee Qaybta Ka Ah Gogosha Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi U Fidiyey Beellaha Sanaag.
Sidoo Kale Aan Qalbi Furan Ku Soo Dhaweeyo, Kuna Taageero Suldaanka Nabada Bariga Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan M. Cali Shire Oo Laf Dhabar U Ahaa Midhaha Ka Dhashay Shirka Nabada Ceerigaabo Ku Soo Gebogaboobay.
Intaa Kadib Waxaan Qoraalkan Kooban Ku Abla-Ableyn Doonnaa Hal Iyo Laba Waxa Iiga Baxay Gogosha Nabada Ceerigaabo Ee Madaxwaynuhu Dhigay.
1. Suldaan Siciid Waxaa Uu Muujiyey Inuu Yahay Suldaanka Nabada Bariga Somaliland
2 : Beellaha Warsangali Nabada Ay Qalinka Ku Duugeen Waxay Fallaadh Ku Noqonaysaa Kooxaha Bariga Sool Ee Magacii Beesha Caaglaystay.
3 :Saldanada Warsangali Waxay Ina Tustay In Aanay Kala Furfurmin Ee Ay Weli...
W/Q: Mawliid Muuse Dacar
mawliid muuse <[email protected]>
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!