Ciidanka Booliska Somalilad ayaa gacanta ku soo qabtay Ninkii Dilka kastay.

Tuesday October 07, 2025 - 18:24:20
hadhwanaagnews
Hawlgal iyo dedaal dheer oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska JSL


Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Eedaysane Aabi Muuse Cilmi, oo ku eedaysan dilka Marxuum Cabdi Haybe Khayre.

Hawlgal iyo dedaal dheer oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska JSL, iyagoo kaashanaya bulshada iyo Ciidamada Milatariga oo uu ka tirsana ayaa lagu guulaystay in la qabto eedaysanaha.

Eedaysanaha waxa si degdeg ah loo horgayn doonaa Hay’adaha Garsoorka.

Taliska Guud ee Ciidanka Booliska JSL waxa uu mahadnaq ballaadhan u jeedinayaa bulshada JSL iyo Ciidamada Qaranka, oo kaalin mug leh ka qaatay hawlgalkan guusha kusoo dhammaaday.
     
Loading...