Sida uu warbaahinta u sheegay ....
Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay in Baadhitaan iyo dabagal lagu sameeyey shaqaalaha Dawladda lagu ogaaday shaqaale sita Shahaado Been Abuur ah.
Sida uu warbaahinta u sheegay Berhanu Nega oo ah Wasiirka Waxbarashada Dawladda Federaalka Itoobiya.
Berhanu ayaa bilihii ugu dambeeyey qaaday talaabo uu ku sheegay in kagu cidhib tirayo Musuq maasuqa iyo wax isbada marinta Shaqaallaha ka been sheegaya takhususkooda waxbarasho.