Somaliland ayaa sanadkan dhoofisay guud
Maxjarka Indhodeero ee magaalada Berbera ayaa ah mid si wayn xoolaha caafimadkooda iyo badqabkoodaba loogu dhawro islamarkaana waxa uu sanadkan moosinka Xajka dhoofiyay xoolo gaadhaya rubuc Malyan taas oo Somaliland soo galisay dhaaqale badan.
Somaliland ayaa sanadkan dhoofisay guud ahaana xoolo gaadhaya Malyan iyo dheerad.