Ciidul-fidrida Awgeed si kal furan ugu qaabiley
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo Munaasibadda Ciidul-fidrida Awgeed si kal furan ugu qaabiley Qasriga Madaxtooyad qaar kamid ah shacabka caasimadda Hargeysa