Sheekh Umal ayaa Su'aashan lagu waydiiyey magaaladda Jigjiga ee xarunta DDS.
"Hantida Dawladdu waa hanti shacab, waana xaaraan oo shareecadda Islaamku waxay ku tilmaantay غلول”
Sheekh Umal ayaa Su’aashan lagu waydiiyey magaaladda Jigjiga ee xarunta DDS.
Erayga غلول ee uu sheekhu Adeegsaday ayaa ka dhigan ama turjumaaddiisu ay noqonaysaa Xatooyo iyo Khiyaamo ama Lunsi Amaano lagugu Aaminay oo madaxda Soomaalida baddan koodu aanay Fahan buuxa ka haysan.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!