Maayir Mooge oo ka farxiyey balan qaadna degdeg ahna u sameeyey Shacabkii hantidoodu ku gubatay Suuqa Idaacadda.

Wednesday February 12, 2025 - 19:46:17
hadhwanaagnews
Reer Somaliland nimadu waa walaal nimada, Wadda jirka, is gacan

May be an image of 1 person, dais, newsroom and text that says 'He ναιιαατιση kshop 14, 14,202 202 SLNTV SLNTV Hargei H AL'

" Waxaan ugu bushaaraynayaa Dadkii ku wax yeeloobay Suuqa Idaacadda in Dawalddooda hoose barbar taagan tahay, Qarankiinuna waa idin bar bar istaagayaa, Dadkiina reer Somaliland na way idiin kacayaan,
Si Deg deg ah ayeynu u suuro galinaynaa in aad heshaan Goobo aad ku ganacsataan iyo waxaad ku dhex iibinaysaanba, Ilaahay Idamkii waydun ka soo kabanaysaan”.

Reer Somaliland nimadu waa walaal nimada, Wadda jirka, is gacan qabashada iyo Maalintay daran tahay ka dhibaatadu soo gaadho in La bar bar istaago”.
     
Loading...