Naftaydaay Gacalo:

Wednesday February 05, 2025 - 20:06:55
hadhwanaagnews
Xasuusnow, waxaad xor u tahay inaad abuurto


"Xorriyaddu waa nimco qurux badan oo Ilaahay na siiyay. In kasta oo noloshu mararka qaar duruufo adag inagu qasbi karto, haddana xor ayaad u tahay sida aad uga falceliso duruufahaas. Xor ayaad u tahay fikradahaaga, dareennadaada, iyo waxa aad samaynayso. Waxa aan kuu rajaynayaa nolol ay xornimadaadu ka muuqato oo aad ugu noolaatid sida ugu wanaagsan.

Xasuusnow, waxaad xor u tahay inaad abuurto nolol farxad leh, oo ay ka buuxaan madaddaalo, jacayl, iyo xasillooni. Xorriyaddaada u adeegso si waxtar leh oo noloshaada ka dhig mid aad iyo aad u qiimo badan."
Xaq ayaad u leedahay xornimada, naftaydaay.

Qayb kamid (buuga naftaydaay gacalo )
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...