Waddankan Kililka Shannaad Keligiin Ma Degtaan, Somali Oo Dhan Baa Degta Waana Wadan Gaalo Xabashiyi Xukunto Oo Idinku Amar Ku Taaglayso, Qabiil Somaliyeed Waa Tihiin Ogaadeenaw ,Futo Aydaan Lahayn Ha Ku Xaarina.
Runtii Dhowaan Xabashiyi Birtay Idinka Aslaysaa Waxaana Qaxiinii Ka Hadhay Inta Gaasta Laga Soo Saaraayo Kililka ShannaadHalka Somali Idiinku Dhaw Ee Weligiin Ku Soo Qaxi Jirteen Waa Dhul Isaaq Iyo Somaliland.
Waxaan Idiin Sheegayaa Berrito Ayey Imanaysaa Waxaan Ka Hadlayaa, Harti Iyo Hawiyo Midna Idinma Megan Gelin Karo Aan Isaaq Ahayni . Afkiina Iyo Adinkiina Iyo Warankiina Iska Hubsada. Daariikhii Idinkiyo Xabashi Idin Soo Maray Dib U Akhriya Inay Dib U Soo Socdaan Ogaada , Dhulkan Aa Joogtaan Kama Talisaan Dushaa La Idinka Haystaa , U Fiirsada Maantaba Dawacalay Dawladdii Xabashida Ee Idin Gumaysata Ayaa Joogta, Liyuu Booliiska Dawlad Ha Moodina Waa Rinji La Idin Marmariyey Marka La Doonona La Idinka Maydho.
Idinka Iyo Arab Waa U Simantihiin Xabashida Dhowaana Gobol Idinka Madax Banaan Baa Laga Dhigayaa Dir Iyo Ciise Iyo Somalida Kale Dabadeed Ogaadeenka Si Gaara Ayey Xabashidu U Karbaashaysaa, Markaasaa Weliba Tiradiina Yari Debedda U Soo Baxaysaa, Somaalida Ethiopia Ayaa Ku Dhex Dhuumanaysaan Ma Badnidin.
Kurdiyiinta Geeska Afrika Ayaa Tihiin, Shan Qaybood Baa U Qaybsantiin. Inta Magaca Waxaa Ku Hesheen Dawladdii Somali Republic Ee Xabashida Naaraa Ka Waraabiyey Ee Isaaq Ugu Dagaalyahansanaa, Maanta Markaa Isaaq Isku Soo Qaadeen Ayaa Fashilanteen.
Qoraa Mohamed Bashe
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!