Dacawalay: Waxa Goor dhaweyd U Ambabaxay Ciidamadda Federaalka Itoobiya.

Thursday December 26, 2024 - 20:42:20
hadhwanaag
Milatariga Itoobiya oo maalmahanba joogay Xarshin a,...

May be an image of 5 people and text

Ciidamada Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa Goor dhaweyd u anbabaxay Qabaleega Dacawalay oo ay ku Dagaalameen Dadka Deegaanka Iyo  Liyuu Booliisku.


Milatariga Itoobiya oo maalmahanba joogay Xarshin ayaa sida uu ii xaqiijiyay Sarkaal Sare halkaasi u tagay in ay Kala dhex galaan Dadka Deegaanka Dacawalay iyo Liyuu Booliiska.
     
Loading...