Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
1-Tabaalo Lama Waayayo,Tirana Buuxsamin Marnaba.
Taladoo La Wadaago Iyo,Tusmaa Loo Baahanyahay.
2-Tolaay Iyo Muusanaw.Taariikhda Ha Ku Darin Casriga,
Toosaad U Abaarto Iyo,Tabta Iyo Xeelada Ka Wacan.
3-Ha Tebin Waxa Kaa Tegayo,Tusaaluun Ha Kuu Noqdaan,
Ta Soo Socotiyo Taagan Eeg,Tilmaan Adigon Ka Tegin.
4-Tisqaad Bay Kuu Ahaan,Tiraabta Runteed Tidhaahdaa,
Taariikhdana Way Gashaye,Tuntuunsigu Waa Muhiim.
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!