China oo Ka Cadhooday Waftiga Wasiirka Arrimaha Dibada Taiwan ee Caleemo Saarka Ka Qayb galay.

Friday December 13, 2024 - 14:11:12
hadhwanaag
Afhayeen u hadashay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee China
May be an image of 1 person and text


Dawladda China ayaa si wayn uga cadhootay heshiisyadda wada shaqayneed ee u dhaxeeya Somaliland iyo Taiwan.

Afhayeen u hadashay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee China ayaa sheegtay in hadalkeedu uu ku qotomo Saraakiil ka socota Taiwan oo Hargeysa kaga qayb galay Caleemo Saarka Madaxweynaha Somaliland.

Waxa ay dawladda China dhinacyadda ugu baaqday in la aqoonsado Xadka shilled ee China iyaga oo ula jeeda in Taiwan ay qayb ka tahay China.
     
Loading...