"Waxa aan caawa hoygiisa ku booqday uguna tagay salaan..
"Waxa aan caawa hoygiisa ku booqday uguna tagay salaan iyo bariido Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu wehelinayo Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka Barwaaqo Mudane Xildhibaan Cali Xuseen Beegsi.
Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa aan si qota dheer uga sheekeysannay xaaladda guud ee dalka, duruufihii ina soo maray iyo tallooyin la xidhiidha sii ambaqaadka howlaha hortebinta u leh horumarka Qarankeennaā€¯