Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mr. Saylici ayaa Hadda Safar degdeg ah ugu amba baxay Magaaladda Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal waxaana La filayaa inuu Halkaasi ku sug naan doono maalmaha kooban ee Doorashada ka hadhay
Balse Maanta oo Isniin ah ayuu markale Warbaahin ta kula Hadli doonaa Gudaha Magaaladda Boorama Lama Oga wax yaaba Saylici uu Boorama La tegay ee uu Ku soo bandhigi doono Halkaas, waxaase La filayaa inuu Ka hadli doono Mawduucyo kale oo La xidhiidha Arimihii uu caawa Kaga Hadlay Hargeisa
Adigu Sideed u,aragtaa ??
Maxaase Laga filan karaa Hadal kiisa Maanta ??
Qore: Wariye Baylood