Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada Ethiopia aysan qeyb ka noqon doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee AUSSOM ee bedeladaya howlgaka ATMIS dhammaadka sanadkan.
Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay jiraan dalal cusub oo holwgalka ku soo biiri doona iyo kuwo ATMIS qeyb ka ahaa oo hari doona.
Hadalkan ayaa Wasiirka uu u sheegay Raadiyaha Dowldda Soomaaliya ee Radio Muqdisho.
voa/somali