Xeer Ilaalinta Oo Sababta Xildh. Maxamed Abiib Looxidhay War Ka Soo Saartay

Tuesday September 03, 2024 - 19:11:01
Hadhwanaag
"waxaa sidoo kale qoraalka lagu sheegay in sababta loo xidhay ..."





Hargaysa (HWN) Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Somaliland, ayaa qoraal uusoo saaray ku shaaciyay sababta ay ciidamada ammaanka u xidheen xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo katirsan goaha Wakiillada Somaliland, kaa oo shalay laga xidhay garoonka Hargeysa xilli uu Dubai ka yimid.


Qoraal kasoo baxay xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Somaliland ayaa lagu sheegay in xildhibaanka la xidhay uu faraha kula jiray dambiyo culus, waxaa sidoo kale qoraalka lagu sheegay in sababta loo xidhay xildhibaanka saakay la socodsiiyeen golaha Wakiillada.



May be an image of text


     
Loading...