Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]
Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.
Dawradu U Qaashartiyo,Gacantu Soo Duubtay,
Darafiyo Ilaa Daraf Dhamaan,Dunida Soo Kobye,
Ka Durduurayo Guray,Waxay Dunidu Siiyeenba,
Kuma Degine Way Uga Dartayo,Gaday Dantiguud,
Dalka Wuu Xaraasho,Mala,Degela Muu Dhaafin,
Dadkii Akhiru Soo Qodayo,Dibada Loo Saydhay,
Doolar Urursi Diifbu Qabo,Dawladnimo Cayay,
Kala Didi Dadkii Koonfureed,Dawlad Goboleede,
Dawladi Kama Danbayso,Wata Daah Loo Rogay,
Dalkana Wuu Saxeexo,Isga Doolar Dhaafsaday,
Ismail Abdillahi Handuleh.
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!