Wali waxaa socda kala gurista dhaawaca iyo maydka
Shilkan Oo Ah laba gaadhi oo Isku dhacay, ayaa ka dhacay Qabalaha Guyow ee Degmada Q/bayax.
Labada gaadhi midkood oo ah Shaamboo kana yimi dhanka Hora-qaliifo ayaa la sheegay inay saarnaayeen Dadka intiisa badan sida aanu xogta ku helayno.
Wali waxaa socda kala gurista dhaawaca iyo maydka waxana loo baahanyahay Gurmad xoogan oo gaadha halka uu shilku ka dhacay.
Wixii kasoo kordha la doco....