Maqalaay Warlaay Ma Laguu Waramay

Tuesday July 09, 2024 - 16:48:34
hadhwanaag
M/weynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle



Wuxu Shalay Armay Dhamaan Hayaddaha Ay Khusayso
In Lacagta Laga Diro Bangiyadda Djibouti Ku Yaala Iyo Dalaabaadka Lagu Sameeyo LC Yadda Djibouti Ka

 Diwaangashan

In Alaabtood Maraakiibtu Ku Rogi Karto Oo Keliya Dekedda Djibouti
Arinkani Waxay Khusaysaa Waxyaabihii Aan Waraysigaygii Kaga Hadlay

Xukuumada M/weyne Muuse Biixi Maaha Inay Sida Diinta Marba Lunta Ceshato Oo Marba Kelmed Wiifto Ah Oo Khafiif Ah Tidhaado

Xukuumada Waxa Laga Doonayaa Ina Geelle Dagaalkii Uu Weligii Somaliland Ku Jiray Dharkuu U Dhigtay Joojiya Hulaab Xumada Oo Dagaalka U Badheedha

FG Qodobka Ugu Mudani Waa in Dalka La Keeno Commercial Bank Of Dubai
Si Hantida Dadka Loo Save Gareeyo Looguna Fududeeyo Meel Lacagtooda Iyo Dalabkooda Mariyaan
M/weyne Muuse Biixi Waxan Leeyahay U Feker Sidii Hogaamiye Masuuliyad Ummadeed Saaran Tahay Ha U Fekerin Sidii Qof Keligii Noloshiisa Ka Fekerayaa

Ugu Dambayn Waxaad Doontaa Cid Kula Talisa Oo Wax Kugu Kordhisa Wax Akhri Oo Raadi Sidan Kale Cid Ay Hore Igu Dhacday Tusaale Waxa Kugu Filan Amirka Qatar Siduu Dalkiisa U Badbaadiyey Markii La Hareereeyey
Shacabka Somaliland Waxan Leeyahay Hala Joojiyo Lacagta Djibouti Loo Rarayo

Islamarkaana Garab Istaaga Xukuumadiina M/weynoow Dhegaha Fur Oo Wax Maqal


Allah Mahad Leh
Cabdiqani Maxamed
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...