Xogta Waftiga Heer Qaran Ee Safarka Heshiiska Badda U Tegaya Itoobiya (Abdi-Shotaly) .

Wednesday June 26, 2024 - 18:48:15
Hadhwanaag
* N.B Doorasho Been Ku Soo Xero Geli-Mayso.

Safarkan Askariga " Xaafad-Tooyadu" Uu ku tegaayo Itoobiya, waxa ku weheliya oo uu soo xushay intiiugu sii lìidatay maamul-kiisa, labadda Gole iyo in ah maxaanu cunaa, maxaanu liqnaa maxaanu dhuunta marinaa, waana kuwana hoos kala socdda:-

1:Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin
2:Ahmed Yusuf Yaasiin
3:Xasan Ciise Jaamac
4:Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax
5:Eng Faysal Ali Xuseen (Faysal Ali Waraabe)
6: Ex Gudomiye Baashe Mahamed Farax
7:Ex Wasir Ali Warancade
8:Ex Wasir Ambassador Awil
9:Ex Wasir Dr Abdiweli Suufi Jibril
10:Drs Adna Aadan
Fiiro Gaar Ah:
Waxa kale Oo Waftiga Ka Mid Noqon Doono Gudomiyaha Golaha Guurtida Iyo Xubno Xildhibaano Ah Oo Labada Gole Ka Mid Ah.

Sidoo Kale Waxa Ka Mid Noqon Doona Golaha Wasirada Qayb Ka Mida Iyo Garyaqaanka Guud Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Somaliland.
Waftiga Waxa Ka Sii Horeeya Oo Ka Sii Horeyey Gudidii Farsamo Ee Mou Ka Soo Tala Bixinaysay Madaxweynuhu Magacabay.

Golaha Wasirada Xukumadana Waxa Kaga Jira
1:Wasir :Maxamed Kaahin Ahmed
2:Wasir :Dr Esse Kayd
3:Wasir :Maxamud Sacad Saajin
4:Wasir :Siciid sulub
5:Wasir:Raabi Cabdi Mahamed
6:Wasir Salebaan Ali Koore
7:Wasir :Cabdilahi Mahamed Faarax
8:Wasir Ahmed Diorite Toorno
Taliyayaasha Ciidamada Booliska Asluubta Iyo Militerga Ayaa Iyaguna Ka Mid Ah Weftiga
Garyaqaan Liban Magan.

* N.B Doorasho Been Ku Soo Xero Geli-Mayso.
* Qore:- Abdi-Shotaly.
     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...