Dadkaas Somalilaane,Dawlada Xamar Modayee,U Duday Waa Yeelkadod.

Sunday May 05, 2024 - 11:00:31
Hadhwanaag
Bismillaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B]



Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 

Diliyo Dacaskay Mutaan,Damqashiyo Uma Qabo Dareen,


Dab Saaraan Odhan Laha,Duliga Cadawgood Dugsaday,

Daraad Waxay Soo Mareen,Duqayntii Dalkan Hooyadod,


Dulmigii Loo Geysan Jiray,Duli Iyo Doqonba Iloowsanon,

Doolaalana Xamar Ku Tegay,Dameero Weeyan Bakhtiyay,


Dadkay Xamar Laynayaane,Damqasho Ha U Yeelanina,

Dalkooda Iyagaa Nacoo,Dareen Baan Naga Dhaxaynin,


Darxumo Wuu Mudanayaa,Qofkii Doorsaday Dalkiisu,

Sidaasuunba U Danbayne,Ruuxkasto Igu Diidan Taasow,

Dantaada Adigaa Ogsoone,Hadhawto Ha Soo Dacwoon,

Weliba Duulka Xamar Tegayow,Diyaar Dhimashaw Tahiin.

Ismail Abdillahi Handuleh.

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...