War Cusub ;- Xildhibaan Ku Biiraaya Xisbiga Kulmiye

Thursday May 02, 2024 - 19:35:06
hadhwanaag
Xildhibaankan Ayaa Hore Uga Soo Baxay Xusbiga....

May be an image of 1 person and text



 Wararka Aan Helayno Ayaa Sheegaya in Xildhibaan Cabdirashiid Haybe Faarax oo Ka Tirsan Golaha

Deegaanka Degmada Gabiley uu Ku Biirayo Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye

Xildhibaankan Ayaa Hore Uga Soo Baxay Xusbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid
     
Loading...