Komishanka Doorashooyinka SLAND Oo Shaaciyay Liiska Codbixiyayaasha.

Monday April 22, 2024 - 13:34:01
Hadhwanaag
"Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Tooska ah ee Xisbiyada Qaranka "


Hargaysa (HWN) Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta si rasmi  ugu dhawaaqay Liista Kama-dambaysta ah ee Cod-bixiyayaasha Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Tooska ah ee Xisbiyada Qaranka JSL 13 Nov 2024.

May be an image of text
     
Loading...