Taariqda Dastuur (The history of consititution)

Sunday March 24, 2024 - 10:20:41
hadhwanaag
ugu danbeyn madama doowladaha dhan aay sameysteen..


Dunida markii ugu horeysay ee dastuur la qorto waxaay ahayd waqtigii Giriiga sanadkii 508 ka hor dhalashadi Nabdi Ciise CS waxaana lagu qoray magalada Athens ee caasimada dalka Giriiga waana markii ugu horeysay ee baniadamku sameysta dimuquraadiyad si loo hago nidaamka doowladnimada.


waxaa kale oo aan la iloowi karin sharcigui Magna Carta oo saxiixay 1215 ingriiska sharcigaan ayaa xadiidaay awooda boqortoyanimada wuxuuna abuuray in boqonrka uu midka ugu horeya ee sharciga


sidoo kale 1787sharcigii doowlada mareykanka oo aay so sareen koox aqoonyahaano ahayd qaabka dastuurkaan ayaa jiheynayo nidaamka dowlanimada mareykanka sidoo kalena aay ku shaqeysa diowlada wuxuu ka ciyaaray door mujiim u ah doowladaha dunida oo dhan


ugu danbeyn madama doowladaha dhan aay sameysteen sharci iyaga u gaar ah iyo qaab dhismeedka doowldnimadooda , xaquuqda aay muwadiinta leeyihiin , iyo kala qeybinta awoodaha ,kala saarida qeybaha doowladnimada, sharciga ayaa ah midka ugu sareeya nidaamka dowladnimada shaqada iyo asaaska doowlanima ee uu dal yeelan karo iyo nidaamka siyaasada iyo haykalka doowadnima .


Turjumida iyo Qorida Abdisalan Akhyaar

     
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...