Dawladda Ingiriiska oo sheegtay inay madaxweyne Biixi kala hadashay sidii doorashadu u qabsoomi lahayd sannadkan 2024

Thursday February 29, 2024 - 16:29:50
hadhwanaagtv
"Waxaan la yeeshay dood kale oo ballaadhan Madaxweyne Muuse Biixi....



Safiirka Dawladda Ingiriiska ee Somalia ayaa ka hadlay kulan uu maanta la yeeshay Madaxweynaha Somaliland .


 

"Waxaan la yeeshay dood kale oo ballaadhan Madaxweyne Muuse Biixi. booqashadii aan Hargeysa ku yimid, waa tii shanaad muddo toban bilood ka yar.


 

Waxaan ka wada hadalnay arrimo dhowr ah oo hadda taagan oo ay ka mid yihiin muhiimadda ay leedahay doorashadu inay dhacdo bisha November, xorriyadda saxaafadda iyo arrimaha gobolka …” Ayuu yidhi safiirka oo qoraalkan ku soo qoray barta

     
Loading...