Ansixinta Xeerka Doorashooyinka Somaliland Oo Markii Afraad Dib Loodhigay.

Saturday January 06, 2024 - 10:40:36
hadhwanaag
"Gudoomiye Saleeban ayaa xildhibaanada Guurtida ku war geliyey in xeerka…"



Hargaysa (HWN) Golaha Guurtida Somaliland ayaa mar kale dib u dhigay ansixinta xeerkii isa-saarka doorashooyinka.

 

Gudoomiye Saleeban ayaa xildhibaanada Guurtida ku war geliyey in xeerka loo qeybin doono Isniinta , berri-na ay fasax yahiin.

 

Waa markii afraad ee xeerkan dib loodhigo.

     
Loading...